Loading...

imisa ayaa ku filan nolosha qofka rabo inuu ku noolaado wadanka Turkiga

1 Answer

1 Answer

  1. Guud ahaan nolosha wadanka turkiga waa mid qiimo jaban ah OO hadba nolosha heerkeeda looga noolaan karo hadaba madaama dadkeena ay aad ugu bateen wadanka Turkiga qiyaastii waxaan kula wadaagaya inta nolosha qofka ku noolaan karo Istanbul ama gobolada taa OO farqi udhaxaysa kirada
    qofka rabo inuu ku noolaado Istanbul OO ah arday wuxuu ku noolaan kara waxka yar 200$ bishii halka gobolada uu qofka ku noolaan karo biil ahaan 100 ilaa 150$ nolol sare ah

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message