1 Comments

  1. Caawiye Member

    Quraanka kariimka malahan tiro xadidan oo magacyo ah, culumada qaar kamid ah magacyada quraanka waxey kor u dhaafiyaan sagaashan magac halka kuwo kalena ay ka yareeyaan, hase yeeshee waxaan halkaan ku xuseynaa magacyada quraanka kuwa ugu caansan:

    Al furqaan ( الفرقان )
    Al kitaab ( الكتاب )
    Al nuur ( النور )
    Al tanziil ( التنزيل )
    Al kalaam ( الكلام )
    Al xadiith ( الحديث )
    Al mowcizah ( الموعظة )
    Al haadi ( الهادي )
    Al xaq ( الحق )
    Al bayaan ( البيان )
    Al muniir ( المنير )
    Al shifaa ( الشفاء )
    Al caziim ( العظيم )
    Al kariim ( الكريم )
    Al majiid ( المجيد )
    Al casiis ( العزيز )
    Al nicmah ( النعمة )
    Al raxmah ( الرحمة )
    Al ruux الروح
    Al xabl ( الحبل )
    Al qisas ( القصص )
    Al muheymin ( المهيمن )
    Al xakiim ( الحكم )
    Al dikr ( الذّكر )
    Al siraaj ( السراج )
    Al bashiir ( البشير )
    Al nadiir ( النذير )
    Al tibyaan ( التبيان )
    Al cadl ( العدل )
    Al munadii ( المنادي )
    Al shaafii ( الشافي )
    Al dikraa ( الذكرى )
    Al xakiim ( الحكيم )

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *