kumuu ahaa madaxweynihii ugu Horeeyay somalia

3 Answers
huud
May 18, 2023, 4:30 pm
wuxuu ahaa aadan abdulle osman(aadan adde)
Ikran ahmed Gacal
April 13, 2023, 3:03 pm
Aadan cadde
caawiyepanel
November 28, 2022, 9:06 pm
wuxuu ahaa aadan Cabdulle Cusmaan (aadan cadde) wuxuu qabtay xafiiska 1 July 1960 wuxuu hayay 6 years, 344 days

Leave Answer

You must be logged in to answer.