Loading...

malintee nabiga scw waxyiga lagu soo dajiyey

1 Answer

1 Answer

  1. Waxyigu waxaa laguso dejiyay maalin isniin ah kow iyo labaatanka bisha Ramadaan oo habeenimo ah, kuna beegan August 10, 610 ee miilaadiga, da’diisuna wakhtigaas waxay ahayd si sax ah afartan sano,

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message