Loading...

Maxa Darentaa marka kaligaa tahay .Nafatada side u aragtaa?

1 Answer

1 Answer

  1. waxaad oganeysaa waxa aatahay oo dhaba ina darento Marka aa naftada Kali latahay.
    hadii markas aa daremeyso culeys Nusqaan kalsooni daro hami la,aan .waa waqtigas wax naftada ku sugantahay .

    hadii aa daremeyso .hiigsi firfircooni .guulo waweyn waxa isla markaas xalada aad dhax jibaxeyso .

    iskudey inaa soosarto Qofka aatahay iyo Xada nafsadada ku suganatahay .

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message