maxamed siyaad Barre sanadkee ayuu dhintay?

1 Answers
caawiyepanel
April 30, 2023, 10:05 pm
wuxuu ku dhintey magaalada Lagos ee dalka Nigeria 2dii bishii Janaayo  ee sanadkii 1995tii.

Leave Answer

You must be logged in to answer.