Reproductive system, Habdhiska Taranka?

1 Answers
Wanagzan Sabiriina
April 4, 2023, 12:40 pm
Habdhiska Taranka waa. Sifooyin wax soo saarka u ah Nolasha waxuuna ka koo Banyahay Xubno kaqaybqaato Taranka Hadaba wax soo saarka aadamiga iyo Xoolaha waxey adkeysaa taranka Labada jensi Sidokale habdhiska taranka waxaa loo kala qeybiyaa 2 Qeybood oo kala ah. 1 Male Reproductive 2 Female Reproductive

Leave Answer

You must be logged in to answer.