2 Answers
Muscab bin Cumayr waa qofkii ugu horeeyey ee u hijrooda Madiina, sababtana waxaa ugu wacan in Ansaartu ay Rasuulka (scw) u qoreen inuu uu so diro nin diinta bara oo qur’aanka bara. , markaas buu u soo diray . Markii uu Madiina yimidna wuxuu uu dhaadhacay Asaad bin Zarara,
waa asad binu zaraara
Leave Answer
You must be logged in to answer.