sharax butlaan markii la aas aasay

1 Answers
caawiyepanel
April 13, 2023, 11:16 pm
Maamul goboleedka Dawladda Puntland ee somaliyeed waxaa la asaasay 1998kii, waxaana asaasay isimo ,siyaasiyiin,ganacsato,culimaa,udiin ,haween dadka ugu caansanaa ee isugu yimi shirkii GAROWE kadhacay 1998 waxaa kamid ahaa madaxweynihii hore ee Dawladda DFKMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed,

Leave Answer

You must be logged in to answer.