1 Answers
Tobanka saxaabi Jannada loogu bishaareeyay waa *Abuu Bakar sidiiq RC
*Cumar Bin Khadaab RC
*Cali Bin Abii Daalib RC
*Cusmaan bin Caffaan RC
*Dalaxa Bin Cubaydillah RC
*Abuu Cubeyda Caamir ibnu Jarraax RC
*Sacad Bin Abii Waqaas. RC
*Saciid Bin Zeyd RC
*Zubeyr Bin Cawaam RC
*Cabdi Raxmaan Bin Cawf Radiyallaahu Canhum
Leave Answer
You must be logged in to answer.