You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Ma jiro hal saxaabi ee kaliya qori jiray waxyiga nabiga scw, hase yeeshee waxyiga nabiga waxaa qori jiray saxaabo badan, saxaabada qori jiray waxyiga nabiga waxaa kamid ah:
*Abuubakar Al-sidiiq
*Cumar Binu Khadaab
*Cuthman Binu Caffaan
*Cali Binu Abii Dhaalib
*Khaalid Binu Saciid Binul Caas
*Caamir Binu Fuheyra
*Al-arqam Binu Abii Al-arqam
J*acfar Binu Abii Dhaalib
*Zubeyr Binul Cawaam
*Abuu Ayuub Al Ansaari
*Mucaad Binu Jabal
*Zayd Binu Thaabit
*Mucaawiya Binu Abii Sufiyaan
*Cabbaas Binu Cabdil Mudalib
Saxaabada aan kor kusoo xusnay waa qeyb kamid saxaabada waxyiga nabiga qori jirtay, hase yeeshee saxaabada waxyiga nabiga qori jirtay intaa wey ka badan yihiin