Loading...

sheeg badka dhulka somaliya

3 Answers

3 Answers

  1. Soomaaliya waa dal dhaca bariga qaaradda Afrika ee aagga loo yaqaan Geeska Afrika. Waxa ay xad-wadaag ka yihiin Yemen dhanka Gacanka Cadmeed, waxaa sidoo kale bari ka xigta Badweynta Hindiya dhanka galbeedna waxa ka xiga Itoobiya iyo Jabuuti koonfur galbeedna waxaa ka xiga Kiinya. Soomaaliya waa midda dhanka bare ee ugu fog Afrika, bedkeedu wuxuu gaarayaa 637,540 kiiloomitir labajibbaaran.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message