sheeg imisa jeer ayaa qura'aanka lagu sheegay magaca nabiyullahi zakariyaa caleyhi salaam?

2 Answers
caawiyepanel
March 30, 2023, 8:20 pm
Magaca Nebi Zakariya (NNKH) waxa lagu sheegay quraanka kariimka ah 7 jeer
Wanagzan Sabiriina
March 30, 2023, 8:13 pm
waxaa lagu sheegay 7 jeer

Leave Answer

You must be logged in to answer.