sheeg labada naag ee ku sawiran lacagta shilin soomaaliga magacooda

1 Answers
caawiyepanel
March 1, 2023, 8:52 pm
midkamida ah labada qof ee ku sawiran lacagta shilin Soomaaliga waa Faadumo guutaale balse xog ama magac kagama haayo magaca qofta kale ee ku sawiran hadii aad heyso jawabteeda nala wadaag.

Leave Answer

You must be logged in to answer.