sheeg labo wax yabood oo qofka dhinac ordaya tan io inta uu dhimanaaayo?

4 Answers
rachka
April 5, 2023, 1:59 pm
wa cimrigiisa iyo Risqigiisa
muncim Garre
July 31, 2023, 1:43 pm
Hoskiisa iyo cimrigiisa
Xakiimo Cumar
October 29, 2023, 2:12 pm
waa hamigiisa iyo gabow
Wanagzan Sabiriina
February 11, 2023, 6:18 pm
Waaa Faaiido iyo khasaaro

Leave Answer

You must be logged in to answer.