sheeg magaca kale ee loo yaqaan Reer bani israel?

1 Answers
caawiyepanel
April 13, 2023, 11:00 pm
Magaca kale ee reer bani Israa'iil waa "dadka Yuhuudda." Erayga "Israa'iil" asal ahaan waxa loola jeedaa ama magacii hore ee awoowgii reer banuu israail Yacquub,

Leave Answer

You must be logged in to answer.