2 Answers
waa Nabi ciise
Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28, 29, 30 iyo 31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirsi-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.
Leave Answer
You must be logged in to answer.