sheeg sanadkii soomaaliya lagu qabtay shirkii midowga afrika?

3 Answers
caawiyepanel
February 21, 2023, 9:52 pm
Shirka Midowga Afrika weligii Soomaaliya laguma qaban. Iyadoo Soomaaliya ay xubin ka tahay Ururka Midowga Afrika, sababo la xiriira colaadda iyo amni darada dalka ka jirta awgeed, ma aysan suurtagelin in ay martigeliso munaasabad weyn oo Midowga Afrika ah. Shir madaxeedka Midowga Afrika oo ah hay’adda ugu sareysa ee go’aan ka gaarista Midowga Afrika ayaa tan iyo markii la aasaasay sannadkii 2001-dii waxaa lagu qabtay dalal kale oo Afrikaan ah.
Hassan Mohamed Hassan
February 21, 2023, 10:03 pm
waa xiligii dowladii kacanka weeyan wll hadda ma ahaan
caawiyepanel
February 21, 2023, 10:06 pm
Farqi yar ayaa udhaxeysa tusaale mid waa AU African Union la aas aasay 2001 midna waa OAU organization of African Union OO la aas aasay 1963 tan danbe Soomaaliya wey marti galisay balse su'aashada mida horey ayay iila muuqatay jawaabta Waad raacin kartaa su'aalaha aad so gelisid hada kadib Kana dhig su'aalahada mid la fahmi karo jawaabtuna ufududahay baartitaankeeda mahadsanid.

Leave Answer

You must be logged in to answer.