loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
محمد عمر
May 14, 2023 | 10:10 pm |1 Answers

Sheeg saxaapigii shinida 🐝🍯 difaacde meydkiisa?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 15, 2023, 9:42 am
waa Saxaabiga Caasim ibnu Thaabit ,, shekadiisa waTan . Saxaabiga Caasim ibnu Thaabit oo ahaa nin reer ansaareed ah, wuxuu ka qaybgalay dagaalkii Badar iyo Uxudba. Dagaalkii Uxud wuxuu ku dilay laba wiil oo walaalo ahaa oo uu dhalay ninka la dhaho Dalxa ibnu Dalxa. Labada wiil hooyadeed oo ahayd reer Makkah ayaa nadar ku gashay inay u aargudo wiilasheeda, waxayna ku nadartay in madaxa Caasim ibnu Thaabit ku cabto khamiriga, cidii u keenta madixiisana ay siinayso boqol halaad oo geela. Sanadkii afaraad ee hijriyada waxa usoo wafdiyey nabiga scw koox kamida qabiilka Cudal iyo Qaara, waxayna kooxdani nabiga u sheegeen in qabiilkooda dad ka islaameen oo ayna u baahanyihiin dad saxaabada ah oo soo bara diinta Islaamka. Nabigu scw kooxdaas wuxuu ku daray toban nin oo uu hogaaminayo Caasim ibnu Thaamit oo uuna ku jiro Khubaab ibnu Cadiyy. Saxaabadii iyo kooxdii way is raaceen, markii ay gaadheen deegaanka Rajiix ayey kooxdii lasocotay saxaabadu ay umaleegta saxaabada shirqool waxayna u habarwacdeen qabiiladoodii, kadibna saxaabadii ayaa lasoo hareereeyey, ayagiina buur ayey fuuleen. Nimankii Carbeed ee shirqoolka maleegay ayaa hadana uballanqaaday inaanay dilayn haday is dhiibaan, kadibna sadex kamid ah ayaa isasoo dhiibay hase ahaatee hadana mar laabaad ayey ballan buriyeen carabtii, waxayna laba kamida saxaabadaas u gacan galiyeen reer Qureesh si ay ugu dilaan ragii lagu dilay dagaalkii Badar, ninkii sadexaadna wuu dagaalamay waanay dileen. Ragii kale ee buurta ku hadhay ayagana waa lala dagaalamay wayna dileen, ragaas waxa kamid ahaa Caasim ibnu Thaabit, isaguna wuu dagaalamay balse falaadhihii iyo leebabkii ayaa ka dhamaaday, markii uu arkay in la dilayo ayuu Alle baryey oo uu dhahay: “Ilaahayow sida aan u difaacayey diintaada galnkii hore adiguna jidhkayga u difaac galinka danbe” Caasim waa la dilay, waxayna gaaladii doontay inay madaxa ka gooyaan si ay u helaan abaalmarkii boqolka halaad, balse waxa Alle usoo diray maydkii Caasim shini ku xomtay jidhkii saxaabigaas, markaasay carabtii tidhi: Galinka danbe ayaan usoo laabanaynaa. Nimankii Carbeed markay soo laabteen waxay waayeen maydkii Caasim, mise waxa yimid roob waxaana maydkiisii qaaday daad roobkaasi watay, waana la garan waayey meesha uu aaday Caasim, sidii Caasim u difaacay diintii Allah ayaa Allena udifaacay jidhkiisii markii uu dhintay.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Queen of somalia
    goormee ayaa la aas aasay ururka SYL?
    Dec 18, 2022 - 23:32 |3 Answers
  • xamse mo
    İmisa deegan ayay koobanthy ethipia?
    Feb 20, 2023 - 00:06 |1 Answers
  • Safiyo ali Safiyo ali
    waa kuma madax weynaha somali
    Mar 24, 2023 - 14:44 |3 Answers
  • Cabdi shakuur Axmed wowar
    what is molecules
    Jan 15, 2023 - 21:28 |1 Answers
  • Dhakal Cali
    maksiko sida lotago
    May 02, 2023 - 18:58 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img