sheeg saxabigii ugu horeyay oo loodiro magaalada madiina si uu dadka quraanka ubaro?

3 Answers
Maaido c/qaadir
May 27, 2023, 11:50 am
waa muscab binu cumeyr rc
huud
May 18, 2023, 9:38 pm
saxaabigii ugu horeeyey ee loo diro magaalada madiina si uu quraanka u soo baro wuxuu ahaa muscab binu cumeyr nabigaana u direy scw
Wanagzan Sabiriina
December 31, 2022, 9:32 am
waxuu ahaa muscab binu cumeyr

Leave Answer

You must be logged in to answer.