sheeg suuradaha kudhamaada xarafka R

1 Answers
caawiyepanel
March 24, 2023, 4:39 pm
suurada ku dhamaada xarafka R waa 9 suuradood waxeena kala yihiin suurah al asr suurah al kowthar suurah al qadr suurah almaaida suurah almumtahanah suurah al qamar suurah ash shuura suurah luqmaan suurah al hajj wixii aan ka tagay qalad iga ahaaday Waad ku dari kartaa.

Leave Answer

You must be logged in to answer.