You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Caqli badnaanto waxay leedahay awood wax lagu barto wali sidda ugu fudud inaad wax ku barani karto. Caqli badnaantu waxaad ka faa’ideysaa qaabka ugu wanaagsan ee aad u samaysani karto go’aamo wanaagsan. Caqli badnaantu waxay leedahay awoodda lagu xaliyo dhibaatooyinkaada. Ogaaw marwalbo waad kordhini kartaa heerka caqligaada.
Si caqligaada u kordho waxaad u baahantahay inaad sameyso ficilo qaas ah oo faa’ido weyn kuu leh. Ficiladda caqliga lagu kordhiyo waxaan dhihi karaa waxay ka koobanyihiin waxyaabo aad u tiro badan balse waxaan isleeyahay qeybahaan waa qeybaha ugu wanaagsan, qofkana uu samayni karo dhammaan fciladaas oo dhan, waa Shan waxyaabood oo kor loogu qaadi karo heerka caqligaada
aqlibadnaanto waxay leedahay awoke wax lagu barto