loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Naciimo qaali
March 10, 2023 | 7:11 am |3 Answers

sidee geela sazakadiisa loozakeeyaa meeqaa uu kuwaajib noqonaa?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
Su'aalaha Diinta
3 Answers
Please log in to reply.
Fardowsa Abdulahi
October 26, 2023, 7:53 pm
geela shantii neef waxaa lagabixiyaa halri
Please log in to reply.
Muslimo Ali
March 27, 2023, 1:38 pm
marka ay kuu jogaan 5 neef oo geel ah ayey kugu waajibtaa zakada
Please log in to reply.
caawiyepanel
March 10, 2023, 10:46 am
Zakada Geela Wax zakaa lagama rabo geela ilaa uu gaaro 5 neef oo geel ah, Waxaana looga sakeynayaa sidatan hoos kucad, 5-----9 waxa lagabixinayaa neef ariya oo weliba ido ah, 10---14 waxa lagabixinayaa laba neef oo ido ah, 15---19 waxa lagabixinayaa sadex neef oo ido ah, 20---24 waxa lagabixinayaa afar neef oo ido ah, 25---35 waxa lagabixinayaa qaalin geel ah oo hal sano jir ah ee sanadkii labaad madaxa lagashay, 36---45 waxa lagabixinayaa qaalin labajir ah oo sanadkii sadexaad maxa lagashay, 46---60 waxa lagabixinayaa qaalin sadexjir ah oo sanadkii afraad madaxa lagashay, 61---75 waxa lagabixinayaa qaalin afarjir ah oo sanadkii shanaad madaxa lagashay, 76---90 waxa lagabixinayaa laba qaalmood oo labasanojir ah sanadkii sadexaadna madaxa lagalay, 91---120 waxa lagabixinayaa laba qaalmood oo sadexjirro ah sanadkii afraadna madaxa lagalay, markuu kasiyaado 120 waxaa lagabixinayaa afartankii kastaba qaalin labajir ah sanadkii sadexaadna madaxa lagashay, ama waxa lagabixinayaa kontonkii kastaba qaalin sadexjir ah oo sanadkii afraad madaxa lagashay, qaaciidadaas ayaa loo kala ratibayaa oo haduu geelu ku imaan karo inuu ukala qaybsamo afartan afartan saas ayaa loo kalafariisi nayaa, haduu yahay geelu mid kuhaboon inloo kala qaybiyo konton kontona saas ayaa loo kala xisaabinayaa, hadii qofku waayo neefkii kawaajibey geeliisa muxuu samay nayaa? tusaale ninkii laga rabey qaalin 4 sanojir ah ee kawaayey geeliisa laakiin wuxuu heli karaa mid sadexjir ah, wuxuu bixinayaa taas sadex jirkaa wuxuuna ku kabayaa (kukordhinayaa) labaneef oo ari ah hadey usahlanaato, hadii kalena labaatan dirham ayuu ku kabayaa qalinta, sababtoo ah waaka qiimayartahay qaalintu tii laga rabey, saas darteed ayaa loo kabayaa, waxaan rajeynayaa in jawaabta heshay.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • sheeg waa maxay wadne
    Nov 11, 2023 - 19:19 |1 Answers
  • Maxamed Aadan
    wa maxay h.i.v
    Jan 21, 2024 - 23:49 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter3 (Q4) Which is not a function of bone?
    Aug 12, 2021 - 17:50 |1 Answers
  • Casha Ciise
    ‎waa ‏maxay ‎guur
    May 18, 2023 - 16:56 |2 Answers
  • Naima guhaad
    waa maxa ay teknolaji
    May 31, 2023 - 03:06 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Download app from

app-storeplay-store
Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App StoreKala so deg
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img