Loading...

sidee loo helaa nafaqo

3 Answers

3 Answers

  1. taas wey fududahay waxaad soo qaadaneysaa cuntooyinka nutreints ee nafaqada laga helo,sida biriiska oo energy ah,beedka oo booratiin ah,iwm taa waxaa ka fudud waxaa jira cabitaan hadaad cabtid aad ka heleysid dhamaan nafaqooyinka waa caanaha.

  2. Queen of somalia

    hadii ay.jirto naqo daro

    waa ina laxarirtaa dhaqtar

    sido kale wa inaa cunada nafaqada leh cuntaa

    Tusaale,,Aroortii wa inaa cabtaa biyo cadiya waxey u fiicanyihiin Maqaaraka

    waa ina waqti hore Quracataa subaxdii

    waa inaa cuntaa Qudaarta cagaaran iyo qudarta kale ,

  3. hadii ay.jirto naqo daro waa ina laxarirtaa dhaqtar,

    Aroortii wa inaa cabtaa biyo cadiya inta awoodid
    waxey ka cawinayaan Maqaarka
    iskudey inaa waqti hore Quraacatid
    wa inaa cunada nafaqada leh cuntaa
    waa inaa Qudaarta cagaran iyo Qudaarta Lake cuntaa ,

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message