Loading...

sidee nafteyda Horumar iyo is badal ugu sameen karaa?

2 Answers

Waxa jira dhawr waxyaalood oo qofka ka celin kara inuu horumar sameeyo. Waxyaalaha qaarkood waxay noqon karaan kuwo shakhsi ah, halka qaar kalena laga yaabo inay ka baxsan yihiin koontaroolkooda iyo ujeedkooda maxaa iga hor taagan hormar inaa sameeyo? sidoo kale maxaan sameeyaa si aan hormar u gaaro?

2 Answers

  1. Haddii aad rabto inaad noloshaada beddesho, waa inaad isla markaaba beddeshaa caadooyinkaada.(caado waa waxa aad maalin walba samayso.)

    Dhibaatadu waxay tahay ma fududa in la beddelo caadooyinka.
    Inaad hormar samayso waxaa kuu diidan caadooyinka soo socda.
    Cibaado la’aan
    caajisnimo
    Dib u dhigid
    Haasaawaha badan
    Ku eedaynta kuwa kale fashilkaaga
    Waqti ku lumin Facebook, tik tok, daawashada ciyaaraha iwm.

    Hadii aad doonayso in aad is badal dhab ah samayso, waa in aad bedeshaa caadooyinkaga oo aad raacdo kuwa ay raacaan dadka guulaysta. Caadooyinkan waxaa ka mid ah:

    Alle ka cabsiga iyo cibaadada
    5ta salaad masaajidka ku tuko
    Quraan aqri maalintii wax yar xitta
    Xirfad yeelo
    La saaxiib buugta oo wax badan aqri
    Asxaab wanaagsan samayso
    Ha ku lumin wakhtiga hawl kasta oo aan faa’iido lahayn
    Hawl maalmeed samyso
    Cidna ha ku eedayn fashilkaaga, marka laga reebo naftaada
    Guul iyo guuldarro kasta wax ka baro.

    Ugu dambeyntii, Markaad bedesho caadooyinkaaga, noloshaada dhan way is badalee.

    1. Replying to caawiyepanel
      Haddii aad rabto inaad noloshaada beddesho, waa inaad isla markaaba beddeshaa caadooyinkaada.(caado...

      β„Žπ‘œπ‘Ÿπ‘‘π‘Ž π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘  π‘€π‘Žπ‘Ž π‘ π‘Žπ‘₯ π‘™π‘˜π‘› β„Žπ‘Žπ‘™.π‘‘β„Žπ‘–π‘π‘Žπ‘Ž π‘—π‘–π‘Ÿπ‘œ β„Žπ‘Žπ‘™π‘˜π‘Ž π‘‘β„Žπ‘–π‘ 𝑀𝑒π‘₯𝑒𝑒 π‘¦π‘Žβ„Žπ‘Žβ„Ž 𝑖𝑛 π‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘‘π‘˜π‘’ π‘π‘Žπ‘‘π‘Žπ‘› π‘˜π‘œπ‘œπ‘‘π‘’ π‘Žπ‘¦π‘ π‘Žπ‘Žπ‘› 𝑀π‘₯ π‘π‘–π‘π‘Žπ‘Žπ‘‘π‘Žπ‘Ž π‘Žπ‘¦π‘ π‘Žπ‘› π‘™π‘Žβ„Žπ‘Žπ‘¦π‘› π‘‘π‘Žπ‘Žπ‘  π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘Žπ‘› π‘˜π‘’π‘’π‘›π‘‘π‘Ž 𝑔𝑒𝑒𝑙 π‘‘π‘Žπ‘Ÿπ‘Žπ‘‘π‘Ž π‘π‘Žπ‘‘π‘›π‘Žπ‘Ž π‘€π‘Žπ‘˜β„Žπ‘‘π‘–π‘”π‘’π‘’π‘›π‘Ž π‘€π‘Žπ‘₯π‘Žπ‘› π‘˜π‘’ π‘™π‘’π‘šπ‘–π‘›π‘Žπ‘Ž π‘“π‘Žπ‘π‘’π‘π‘œπ‘œπ‘˜ π‘–π‘¦π‘œ π‘€π‘Žπ‘₯π‘Žπ‘Žπ‘› π‘™π‘œπ‘œ 𝑗𝑒𝑒𝑑𝑖𝑛 π‘‘π‘–π‘˜π‘‘π‘œπ‘˜ π‘œπ‘œ π‘Žπ‘¦ π‘‘π‘Žπ‘‘π‘˜π‘’ π‘˜π‘’ π‘€π‘Žπ‘‘π‘Ž π‘šπ‘Žπ‘ β„Žπ‘žπ‘’π‘’π‘™ π‘ π‘Žπ‘› π‘¦π‘–β„Žπ‘–π‘–π‘› π‘šπ‘Ÿπ‘˜π‘Žπ‘Ž β„Žπ‘Žπ‘™ π‘‘π‘Žπ‘™π‘œ.π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘Žπ‘› π‘–π‘‘π‘–π‘›π‘˜π‘’ π‘‘π‘Žπ‘Ÿπ‘ π‘Žπ‘› π‘™π‘Žβ„Žπ‘Žπ‘Ž β„Žπ‘œπ‘Ÿπ‘Ž π‘™π‘œπ‘œ π‘‘β„Žπ‘Žβ„Žπ‘Žπ‘¦ 𝑀𝑖π‘₯𝑖𝑖 π‘Žπ‘‘ π‘šπ‘Žπ‘›π‘‘π‘Ž π‘π‘’π‘’π‘Ÿπ‘‘π‘œ π‘Žπ‘¦π‘Žπ‘Žπ‘‘ π‘π‘Žπ‘Ÿπ‘– β„Žπ‘’π‘™π‘Žπ‘Žπ‘¦π‘ π‘Žπ‘Ž

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message