loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 17, 2023 | 1:52 am |1 Answers

Sidee U Noqon Kartaa Qof La Jecel Yahay Oo La Ixtiraamo?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 17, 2023, 2:00 am
Waxa jira waddooyin badan oo haddii aad raacdo ay dadku kugu jeclaan doonaan. Waddooyinkan maaha kuwo kaaga baahan xeelad iyo wax kale toona. Kaliya waa fan kaaga baahan in aad hirgaliso kadibna ku dhaqanto. Hubaal haddii aad ku dhaqanto qodobada aan kuu sheegi doono noloshaada waa ay beddeli donaan, waxa ayna horumarin doonaan xidhiidhada idiin dhaxeeya adiga iyo bulshada kugu xeeran. Ugu danbayn haddii aad samayso dhawrkan qodob, hubaal dadka qalbiyadooda waad ku waynaan doontaa 1. Noqo qof iimaan leh: Dadku way jeclaadaan qofku marka uu iimaan buuxa leeyahay Allena uu ku xidhan yahay. 2. Noqo qof daacad ah: Qofka aan khiyaamada aqoon dadka qalbigooda wuu ku waynaadaa 3. Iska dhawr inaad ku gafto dadka, dadku ma jeclaadaan had iyo jeer qofka gafka ama dhacdhaca badan 4. Ilaahay dartii u jecloow dadka oo dhan: qofna adiga oo aan dan gaar ah ka lahayn haddii aad Alle dartii u jeclaato waxa aad noqonaysaa qof dadka agtooda qiimo ku leh 5. Qof kasta oo aad la kulanto ku qaabil waji farxad leh kuna bilow salaan adiga oo dhoola caddaynaya uguna yeedhaya magaca uu ugu jecelyahay. Waxa hubaal ah intan haddii aad dhaqan galiso waxa aad arki doontaa dadka oo u soo hilloobaya xaggaaga
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Maryan Mohamud
    waa maxay cafimad
    Feb 16, 2024 - 10:33 |2 Answers
  • Maan deeq Deeqo (Deeqo)
    waa maxay libaax badeed
    May 28, 2023 - 17:27 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter1 (Q5) Which nervous system is the hypothalamus most involved in regulating
    Aug 27, 2021 - 22:05 |1 Answers
  • Zaakir Mohamed Nor
    Goor maa dhacay dagaalkii bader
    May 26, 2023 - 02:42 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg nabigii ugu horeyay ee reer banii israa.iil loo diray?
    Jan 01, 2023 - 15:22 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img