loader
Skip to content

Caawiye App

• Activity
• questions
• Groups
• Blog
• Activity
• questions
• Groups
• Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

• Activity
• questions
• Groups
• Blog
cabdikarim13
June 4, 2022 | 11:32 pm |1 Answers

somalia taariikh ahaan imisa madaxweyne ayaa so maray

Edit Question

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
wadankeena
1 Answers
Please log in to reply.
June 5, 2022, 12:28 am
madaxweynayaasha Soomaaliya. Tan iyo markii la aasaasay xafiiska madaxweynaha 1960, waxaa soo maray 9 madaxweyne oo rasmi ah. Madaxweynaha ayaa ah madaxa qaranka Soomaaliya iyo taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya 2022-ka. Waa shaqsigii ugu horeeyay ee xilkan qabta dhowr jeer, isagoo horay u soo qabtay xafiiska 2012-2017. Kani waa liiska 10 madaxweene ay yeelatay soomaliya 1- Aden Adde wuxuu qabtay xafiiska 1 July 1960 6 years, 344 days 2- Abdirashid Shermarke wuxuu qabtay xafiiska 10 June 1967 ilaa 15 October 1969 † 2 years, 127 maalin 3- Siad Barre wuxuu qabtay xafiiska21 October 1969 ilaa 26 January 1991 21 years, 97 maalin 4- Ali Mahdi Muhammad wuxuu qabtay xafiiska 27 January 1991 ilaa 3 January 1997 5 years, 342 maalin 5- Abdiqasim Salad Hassan wuxuu qabtay xafiiska 27 August 2000 ilaa 14 October 2004 4 years, 48 maalin 6- Abdullahi Yusuf Ahmed wuxuu qabtay xafiiska 14 October 2004 ilaa 29 December 2008) 4 years, 76 maalin 7- Sharif Sheikh Ahmed wuxuu qabtay xafiiska 31 January 2009 ilaa 20 August 2012 3 years, 202 maalin 8- Hassan Sheikh Mohamud wuxuu qabtay xafiiska 16 September 2012 ilaa 16 February 2017 4 years, 153 maalin 9- Mohamed Abdullahi Mohamed wuxuu qabtay xafiiska 16 February 2017 ilaa 23 May 2022 5 years, 96 maalin 10- Hassan Sheikh Mohamud wuxuu markale qabtay xafiiska 23 May 2022 wuxuu Xilka hayaya 19 maalin
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
• Queen of somalia
Waa kumaa maalqabeenka Muslimka ah ee iibsanaya kooxda Manchester United?
May 17, 2023 - 10:33 |1 Answers
• Maankey Cade
English to soomaali fasiraad (macnaha) Prophet Noah (A.S) preached his people for many years of generation.Very few people followed him,yet he lived with them for 950 years.
Feb 27, 2023 - 18:20 |2 Answers
• Queen of somalia
sheeg suurada sabab u aheyd inuu soo islaamo cumar binu khadaab?
Jan 13, 2023 - 12:40 |1 Answers
• Hibaaq Farxaan
which is branch of government makes the laws?
Apr 13, 2023 - 14:20 |1 Answers
• Xabiibo Cabdule
waa maxay heygaroomitir
Apr 21, 2023 - 09:47 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
• all questions
• about us
• Membership Account
Help & Support
• Contact Us
• frequently asked questions
• Privacy Policy
• Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
• img
img