Sonkorowga ama macaanka ma ka qaadi karaa qof kale?

2 Answers
Aweys
May 24, 2023, 11:52 pm
maya sonkorta qof Kale lama qaadsiin karo ma ahan cudurada faafa.
Queen of somalia
May 22, 2023, 11:11 pm
Maya.Sonkorowga kama qaadi kartid ama qaadsiin kartid

Leave Answer

You must be logged in to answer.