Loading...

The Heart. wa maxey Wadne?

1 Answer

1 Answer

  1. wadnaha waa xubin bangareysa dhiiga ilaama qofka uu nolyahay. wadnaha wax uu ku yalaa Sababada dhaxdooda waxuuna ka gadaleyaa sternum ka waxa uu ka sameysan yahay Muruq loo yaqaano Cardial Muscle. waxaana ku daboolan Xuub lo yaqaano Pericardium wadnaha waxaa uu lee yahay 4 Qol oo loo yaqaano

    1 Laft ventricale
    2 Laft atrium
    3 Right ventricale
    4 Right atrium

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message