2 Answers
            
            
        
        Waa Masjidka Quba (مسجد قبا).
Waxaa laga wariyey rasuulka (صلي الله عليه وسلم) in uu yiri “Salaada lagu tukadaa masjidka Quba waxay lamid tahay sida Cimro” (صلاة في مسجد قبا كعمرة).
                        sax waa masjidul qubaa
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
