Loading...

waa kee wadankii ugu horeeyey ee sameysta NUCLEAR BUM?

1 Answer

1 Answer

  1. Bamkii ugu horreeyay ee nukliyeerka waxaa sameeyay oo uu soo saaray Mareykanka intii lagu jiray dagaalkii labaad ee aduunka iyada oo qayb ka ah Mashruuca Manhattan. Bamkan oo lagu magacaabo “little Boy” ayaa lagu tuuray magaalada Hiroshima ee dalka Japan 6-dii Agoosto, 1945-kii.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message