Loading...

waa maaxay dowlad

1 Answer

1 Answer

  1. Dowlad waa nidaamka siyaasadeed ee ka jira dal, waa nidaamka lagu maamulo bulsho. Ereyga dowlad wuxuu ka soo jeedaa ereyga Giriigga ah [kubernáo] oo macnaheedu yahay in lagu hoggaamiyo.Nidaamka dowladnimo waxay la xiriirtaa “geeddi-socodka is-dhexgalka iyo go’aan qaadashada ee ka dhex jira bulsho caafimaad qabta, wadajirka horseedda hal-abuurnimada, xoojinta xirriirka bulsho, horumarinta hay’adaha waxbarashada iyo caafimaadka”.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message