Loading...

waa maxay fal

2 Answers

2 Answers

  1. Fal Waa erayo bixinaya war ku saabsan yeelaha. Falka dhawr qaybood baa loo qaybiyaa, qayb walbana warar kala duwan ayay tabisaa. Waxase ugu wayn laba qaybood oo lagu kala magacaabo: Sal iyo Nadooc.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message