waa maxaaye jacel?

1 Answers
Muhiyadiin Cabdi aadan
November 17, 2023, 2:31 pm
Jaceyl waa macaan amba waa qaraar kolba waa siduu kugu soo maree. Erayga jaceyl waa eray qurux badan, waa dareen farxad leh laakin nasiib daro dadkoo dhan mawada dareemi karaan.

Leave Answer

You must be logged in to answer.