waa maxay caleen

2 Answers
Hudeyfa Abdukadir
December 27, 2023, 6:10 am
caleentu waa 2 nooc 1=caleen guud oo ah mida geed walbo leh 2= calentu aan shaah kasmeysano iyaduna wa caleen geedeed lkngeed walbo caleentiisa shaah kama sameysano waa geedo gaar u ah sida tugaarka ama quraca iyo galoolka
Fardowsa Abdulahi
December 16, 2023, 4:39 pm
caleentu waa Mida kabaxda geedaha ama mida shaaxa luqudarsado

Leave Answer

You must be logged in to answer.