Loading...

waa maxay cimilo

2 Answers

2 Answers

  1. Cimilo waa isbadal ku yimaada Marxaladaha Qabowga &kulelka Hurka cadadiska cirka dabeylaha iyo roobka ee degan ka Mid ah dhulka yesho Mudo aad udheer sida cadiga ah cimiladu wey ka duwantahy jawiga sababtoo ah jawigu waa marxalad is bdadel wax yabaha aan kor kuso xusnay ee waqtiga gaaban sida toddobaad,bil ama sanad oo kale jogga dherer loolasha iyo deganka ayey sameyn kuleh Cimilada

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message