loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 1:59 pm |1 Answers

Waa maxay cudurka gaaska ?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 2:02 pm
Gaaska waa caabuq ku dhaca xuubka ku dahaaran caloosha, ama in ay  cuntada  dib ugu laabato daboolka u dhaxeeyo hunguri mareenka iyo caloosha, ama in uu nabar kasoo baxa meesha ay iska galaan caloosha iyo mindhicir yaraha intaas ayaa loo yaqaanaa gaas. Calaamadaha cudurka gaaska Cudurkaan soomaalidu  ay u taqaano gaas malahan hal calaam oo gooni ah waa calaamado kale duwan oo isku tagay waxaa ka mid ah: Qofka in uu dareemo bog xanuun muddo dheer. sidoo kale qofka in uu dareemo lalabo joog ah.  In qofka cuntada calooshiisa iska kale fadhiisato oo dhaqsi ugu baxaynin. Waxaa lagu gartaa qofka in uu dareemo dibiryo. Sidoo kale qofka in uu dareemo xanuun markii uu cuno cuntooyin ama daawooyin qaar. Sidoo kale waxaa lagu gartaa in uu leeyahay daaco fara badan. Calaamadahaas guud oo isku tagay ayaa waxaa loo yaqaanaa "dyspepsia" Daawadiisa Marka hore ALLE "S W" ayaa wax daaweeya, ALLE ka sokoow markii ay noqoto daawayn waxaa wanaagsan in aad la tashato dhaqtarkaaga oo uu kaa baaro cudurka. Sidoo kale waxaa jira daawooyin dabiici ah oo loo isticmaali karo cudurkan sida: Qofka in uu aroorti hore cabo biyo badan asoo baahan, maalinta inteeda kalena uu cabo biyo badan ilaa 3_4 liter oo biya ah. Sidoo kale qofka in uu cuno cuntooyin isku dheeli tiran "balance diet food".
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Caaisha Mohamed
    waa maxay jeermis?
    Sep 25, 2023 - 11:49 |2 Answers
  • Abdirahmaan Axmed
    waa maxay cimilo goored
    Apr 01, 2023 - 22:35 |2 Answers
  • Queen of somalia
    Urinary system, Habdhiska Kaadi Marenka?
    Apr 04, 2023 - 11:52 |1 Answers
  • cabdi Risaaq
    sheeg xiligee la aas asay israail
    Apr 12, 2023 - 11:49 |3 Answers
  • Shucayb Cabdi raxman
    goorma ayu dhacay dagalki koowad we adunka
    Apr 12, 2023 - 06:59 |4 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img