Loading...

waa maxay maahmaah

1 Answer

1 Answer

  1. Maahmaahdu waa hadal murtiyeed inta badan ka hadasha waayo aragnimo ama dhacdo qof soo martay Kadibna uu ka reebo erayo xikmadaysan oo cabiraya dhacdadiisa saamayna ku leh nolol maalmeedka bulsho waynta uu af ahaan iyo dhaqan ahaanba ka tirsan yahay. Soomaalidu waxay ku jirtaa dadka aad loogu tilmaamo inay leeyihiin luqad hodan ah oo u suurto galisay inay reebi karaan oraahyo nuxur leh oo xambaarsan macna xeel dheer, jirina karta inta ay jiraan dad isticmaala luqadaa.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message