Loading...

waa maxay dhaqanka soomaalida?

3 Answers

3 Answers

  1. hadaan isku dayo su aashaada jawaabteeda dhaqan micnihiisu waa wax ay umadi Iska dhaxasho OO ay ku dhaqmaan markaa somalidu waxay dhaqan uleedahay ayaa jira markaa mawaxaad kawadaa su aasha in wax kamida masheego dhaqanka??

    1. Replying to abdihakin sitti
      hadaan isku dayo su aashaada jawaabteeda dhaqan micnihiisu waa wax ay umadi...

      haa maxaa kami ah dhaqanka soomaalidii hore iyo kuwa hadaba?

      1. Replying to Bilal mohamed
        haa maxaa kami ah dhaqanka soomaalidii hore iyo kuwa hadaba?

        dhaqankii somalida waxaa kamid ahayd dhaqashada xoolaha sida Geela, lo’da, adhiga iyo gamaanka, somalidu waxay dhaqan ulahad dhar layaqaano in ay xidhato,
        guriga galo waxaa ay somalidu kadhisan jirtay geedaha iyo cawska
        waxaa jirta agabka cuntada loo isticmaalo somalidu way samaysan jirta markaa halkan lagumasoo koobi karo wall

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message