2 Comments

  1. Caawiye Member

    Fal Waa erayo bixinaya war ku saabsan yeelaha. Falka dhawr qaybood baa loo qaybiyaa, qayb walbana warar kala duwan ayay tabisaa. Waxase ugu wayn laba qaybood oo lagu kala magacaabo: Sal iyo Nadooc.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *