waa maxay fal

2 Answers
Xuseen Qoodaar
October 16, 2023, 8:10 pm
falku waa in lasameeyo shay ama wax laqabto
Queen of somalia
May 9, 2023, 8:07 pm
Fal Waa erayo bixinaya war ku saabsan yeelaha. Falka dhawr qaybood baa loo qaybiyaa, qayb walbana warar kala duwan ayay tabisaa. Waxase ugu wayn laba qaybood oo lagu kala magacaabo: Sal iyo Nadooc.

Leave Answer

You must be logged in to answer.