Loading...

waa maxay fal

2 Answers

2 Answers

  1. waa ereyo bixinaayo warku saabsan yeelaha .falka dhowr qeybod ba lo qeybiyaa qeyb walbana warar ka la duwan ayey tabisaa waxase ugu weyn laba qeybod oo lagu kala magacaabo .sal iyo Nadooc ,

    1. Replying to Queen of somalia
      waa ereyo bixinaayo warku saabsan yeelaha .falka dhowr qeybod ba lo qeybiyaa...

      waa nooc kamid ah qeybaha hadalka waxa uuna cadeeyaa wax kasta oo la falo

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message