Loading...

waa maxay foolkaane

1 Answer

1 Answer

  1. Folkaano..waa buur dhuleed ama badeed, oo afkeedu sameeyo qarax uu ku ay ku xigto burqashada maadooyin shiilan oo sidii macdan la dhalaaliyay u shubmaysa, isla markaasna wata kulayl, qiiq, gaas, iyo qarax weyn oo ka horeeya intaas, kaasoo tuuraaya dhagaxaan iyo dhimbilo waaweyn oo holcaya.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message