1 Answers
Guban waa deegaan kulul, lamadegaan xeebeed kaasi oo dhaca gobolada Somaliland. Lamadegaanka Guban wuxuu fidsan yahay xeebta dheer laga soo bilaabo duleedka magaalada lowyacado soo dhexmaro magaalada qadiimiga ah ee Saylac ilaa laga soo gaadhayo magaalada Berbera.
Leave Answer
You must be logged in to answer.