1 Answers
HUMAAGYADA AFKA SOMAALIGA
Humaag yadu waa farshaxanimo heer sare ah, tasoo badiyaa ay adeeg sadaan hal abuuradu, si ay ugu qurxiyaan sugaantooda,
Mar kaleeto humaagyada waxa lagu ladhaa sugaanta si aan loo fahmin micnaha ku duugan ama ku hoos jira shaygaa la adeegsaday,
Humaag yadu waxay kor u qadaan ama xiiso mugleh, galiyaan hibada hal.abuurka adeegsaday, ama adeegsan doona ,
sidoo kale Humaagyadu waa sawir lagu cabiray sawir kale , ama la barbar dhigayo.
Leave Answer
You must be logged in to answer.