You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
jadwalku waa qorshe ama go,aan aad ku gaadheysid inaad wax ku qabsato ama wakhtigaaga ku hagaajisato
waa jadwal ama nidaam uu qofka qorsheeystay in uu wax isku kordhiyo ama iska badallo
Jadwal waa qorshe maalmeed ama qorshe lagu xakameeyo waqtiga iyo howlaha la qabanayo. sido kale Jadwal waxaa lagu sameeyaa si loo maareeyo waqtiga si habsami leh, si loo hubiyo in waxyaabaha muhiimka ah la qabto iyo in aan lagu lumin waqtiga.