waa maxay jiyoolajiga

1 Answers
Mss naiimo Mss naiimo
December 28, 2023, 7:34 pm
cilmiga jiyoolojiga waa aqoonta ama cilmiga la xariira barashada Iyo daraaseynta isbadelada dhulka Ku dhaca Iyo ilaha tamarta ee dhulka Ku dhex jira

Leave Answer

You must be logged in to answer.