Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Don't have an account?Sign Up
Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Already have an account?Login
Stay connected
M | T | W | T | F | S | S |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | ||
6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 |
13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 |
20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 |
27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
1 Answers
Queen of somalia
Waa maxay Computer?
Computer waa aalad kushaqaysa awooda korontada (electronic) taasoo awood uleh in xog lageliyo (input data), shaandayso xogta (process data), kaydiso (store) kadibna soobandhigto najiitada xogta (output data).
Waxaad u icticmaali kartaa computer ka inaad wax kuqorato, ku kaydsato, kalasoobaxdo, Email kadirsato, wax kusoobandhigto (presen
tation), sidoo kale kamaamusho xogta kuugujirta(database management) iyo wixii lamid.
Computer ku waxa uu kakoobanyahay labo qaybood, qaybta koowaad waxa aunu unaqaanaa hardware. Hardware waa qalabka ama aalad kasta oo aad arkikarto isla markaana taaban karto. Aaladaha hardware ka waxaa kamida keyboard, mouse, printer, Processor(CPU), Memory, Hard disk iyo saqafka sare ee computer ka.
Software waa marnaamij lagu duubo hardware ka waana barnaamijka uu hardware ku kusheqeeyo. Waxa uuna kaga duwan yahay hareware ka, sofware ka waa arkikartaa waadna kantarooli kartaa laakin mataaban kartit. Software ka guud ahaan waxaa lookala saaraa labo nooc, system software iyo application software waxay nuna ku arki doona iyaga oo faahfaahsancasharadeena soosocda