Loading...

waa maxay magac ciyalku muxu uqabta afka

1 Answer

1 Answer

  1. Magac u yaal waa eray jagada magaca gala, wuxuna ka hortagaa in magucu ku soo laabto dhawr jeer hadalka. Waxa kale oo uu qurxiyaa hadalka, isaga oo qabanaya shaqadii magaca.
    Qaybaha magac u yaalka:
    1.Magac u yaal dad
    2.Magac u yaal tusmo
    3. Magac u yaal lahaansho
    4.Magac u yaal waydiin
    5.Magac u yaal noqod
    hal tusaale hadii aan so qaadano “Magac u yaal dad” wuxu noqdaa dhawr jaad, sida;
    *..Aniga, Adiga, Isaga, Iyada, Annaga, Inniga ama Idinka, Iyaga
    Tusaale:
    *Anigu waan seexanayaa…Aniga ayaa qaatay buuggii
    *Adigu waad saxan tahay…Isaga ayaa furaha qaatay.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message