waa maxay magac

2 Answers
Hassan mohamed
May 15, 2023, 8:51 pm
waa wxa uuqof leeyahay ama loogu yeera
caawiyepanel
January 13, 2023, 6:42 pm
Magaca waa eray ama xarig ama sheegasho oo lagu tilmaamo qof, meel, wax, dabeecad, iwm. Waa sida loo yaqaanno oo loo aqoonsan yahay. Magaca waa qaab lagu xuso ama lagu tilmaamo qof ama wax.

Leave Answer

You must be logged in to answer.